Gaas oo xil kale u magacaabay Quraan Jecel

0

Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay:-                      Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:-               Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo. Wuxuu Xeeriyey:- 1.      Waxaa Cabdullaahi Maxamed Jaamac ( Qudhaan Jecel ) loo         magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka                 Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada. 2.      Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu               Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here