Gabar Norwegian ah oo aaminsan inay Bisad tahay

0

Gabar u dhaladay dalka Norway ayaa aaminsan in ay tahay Bisad “Mukulaal”, taasoo afar jirkeeda ilaa hadda u dhaqanta sida Bisadaha, una ciydo. Nano oo 20 jir ah ayaa isu ekeysiisa muuqaalka bisadaha, iyadoo aaminsan inay bisad muuqaalka bini’aadamka leh. Dhakhaatiirta caafimaadka oo xaalada gabadhan baaris ku sameeyay ayaa waxay tilmaameen in ay tahay dhaqankeeda mid lala yaabo. DAAWO https://youtu.be/YWeBunPiIzo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here