Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku biiray deminta colaada beelaha walaalaha ee horufadhi

0
garaad jaamac

Garaadka Guud ee Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ku biiray deminta colaada beelaha walaalaha ee dirirtu ku dhexmartay degaanka horufadhi oo ka tirsan degmadda Buuhoodle.

Dirirtan oo shalay dhexmartay beelaha hayaag iyo Reer hagar ayaa dhalisay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Garaadka iyo waxgarad kale ayaa gaaray degaamadii colaadu ka dhacday, si ay nabad ugu soo dabaalaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here