Garaad Jaamac oo ka marag furay shirqoolkii Muqdisho ee Garaad Saleebaan

0

Garaadka Beesha Bahararsame Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlayey soo dhoweyn oo ay u sameeyeen qaar ka mid ah Jaaliyadaha SSC ee Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay inuu Cambaaraynayo falkii ay iska kaashadeen Wakiilka HASS PETROLEUM ee Muqdisho iyo kooxda Cali Khaliif Galaydh. Cambaareynta Garaadka Jaamac ujeediyey dadkii ku kacay falkaas ayaa cadeynaya arintan oo ay dadbadani ku doodi jireen beeninta iyo dafiraada shirqoolkan. DAAWO HADALKII GARAAD JAAMAC: https://youtu.be/JaS1WnfnV5U]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here