Garaad Saleebaan oo la filayo inuu gogoshii nabadeynta Beelaha Qorilay iyo Magacley dhigo Tukaraq

0

Warar lagu kalsoon yahay oo iminka soo gaaray shebekada xaysimo ayaa xaqiijinaya in Garaadkii guud ee Beesha Maxamud Barri Garaad Saleebaan Garaad Maxamed uu gogoshii nabada ee Qorilay iyo Magacley u soo raray Tukaraq. Wararku waxay sheegayaa in Garaad Saleebaan uu berito imaan doono degaanka Tukaraq, halkaas oo uu kaga dhawaaqi doono inuu gogoshii nabadeynta ee beelaha Qorilay iyo Magacley dhigayo Tukaraq. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here