Garaadka guud ee Maxamuud Barri iyo wefti uu hogaaminayo oo ku sii jeeda degaanka Xoore

0

Garaadka Guud ee Maxamuud Barri Garaad saleeban Garaad Maxamed iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay aroortii u jarmaadaan degaanka Xoore oo beri uu ka furmayo shirkii dib uu heshiisinta beelaha Baharasame iyo Cumar Maxamuud. Wefti Garaadka la socdo waxaa ka mid ah Cuqaal, guurti iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag, iyagoo ujeedkoodu yahay sidii ay kaalin mugleh uga qaadan lahaayeen xal u helida colaada soo jiitamaysay 10 sano in ka badan.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here