Garaadka Guud Sool iyo Sanaag oo gaaray Wadanka Imaraadka Carabta

0

Garaadka Guud ee Sool iyo Sanaag Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo beryahanba xaalad caafimaad u joogay Magaalada Nayroobi dalka Kenya ayaa xalay u dhoofay dalka Isutaga Imaraadka Carabta. Garaadka oo beryahanba la sugayey tegistiisa Imaraadka, ayaa caafimaadkiisa lagu baari doonaa cusbitaal ku yaala wadankaas. Wararkii ugu dambeeyeyna waxay sheegayaan Garaadku nabad tegay oo hada ku suganyahay Imaraadka.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here