Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Magaalada Muqdisho

0

Dawlada Federalka ayaa shaacisay in Garoon Diyaaradeed cusub oo aad u weyn in laga dhiso doono Magaaladda Muqdisho. Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Magaalada Muqdisho Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Soomaaliya Cali Jaamac Jangali ayaa sheegay in garoonka Aadan Cabdulle Osman uu sii yaraanayo sidaas darteed duleedka Muqdisho laga dhisayo Garoon weyn. Dhismaha Garoonkan cusub waxaa gacan ka geysan doonta Dowladda Shiinaha oo had iyo jeer mashaariic waaweyn ka fulisa Qaarada Africa.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here