G/banaadir oo qabtay 50 fuusto khamri ah iyo xashiis lagu iibinayey Hodan

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maantay qabtay in ka badan 50 fuusto oo Qamri ah oo nooca Soomaalida farsameyso ee loo yaqaan calaqa iyo Xashiish faro Badan kuwaas oo laga soo qabtay qeybo kamid ah Degmada Hodon Waxaa goobta tagay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo bogaadiyay howlgalka lagu soo qabtay, wuxuuna ugu digay dadka ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha noocaan oo kale.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here