Golaha guurtida oo 8 bilood dib u dhigay doorashada Madaxtooyada Somaliland

0

Golaha guurtida Somaliland ayaa 8 bilood dib u dhigay doorashada Madaxweynaha Somaliland.

3 Xisbi ayaa hore ugu heshiiyey in abaaraha Somaliland ka jira awgood Doorashada dib loo dhigo mudo 6 bilood ah, halka Golaha Guurtidu ku dartay labo bilood oo dheeraada. Mudada Guurtidu kordhisay ayaa aad uga yar tii la saadaalinayey. Goojacade.com Hargeysa Somaliland EmailL:-Goojacadewebsite@gmail.com  
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here