MUQDISHO- Raysal-wasaare ku xigaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta digreeto ku magacaabay guddiga qabanqaabada xafladda caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliaya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Inkastoo aan weli la shaacin wakhtiga rasmiga ah ee xafladani dhacayso hadana waxay guddigani sii guda geli doonaan qabanqaabada xafladda Caleemasaarka.
Akhrisa Magacyada Guddiga
]]>