Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo Kismaayo tegay (Sawirro)

0

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo, isagoo ka qeyb galaya shirka Madasha Qaran ee wadatashiga madaxda Soomaalida oo lagu wado inuu berito 13-ka Janaayo ka furmo magaaladaasi. Gudoomiyaha Baarlamanka oo uu weheliyay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Mahad Cawad iyo xildhibaano kale waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxwaynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam, Gudoomiyaha Baarlamanka Jubba Xildhibaano kala duwan. [gallery columns="4" td_gallery_title_input="Jawaari Kismaanyo" ids="4759,4760,4761,4762,4763"]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here