Gudiga Jaaliyadaha Beesha Ugaadhyahan Siyaad ee London

0

Shirar isdabajoog ah oo ay yeelanaysay Jaaliyada Beesha Ugaadhayahan ee ku dhaqan magaalada London, ayaa waxaa Lagu dhisay Gudi ku meelgaadha ah. Gudigan ku meel gaadhka ah ayaa is ka dhexdooratay gudoomiye, gudoomiye kuxigee, Qasnaji, iyo Xoghayn. Magacyada iyo Qaabdhismeed ka gudida waa kuwan hoos ku qoran. 1)NUUR HASSAN FALAALUG, GUDOOMIYE. 2)BASHIIR BOOWKAX, GUDOOMIYE KUXIGEEN. 3)AADAN CALI DUCAALE, QASNAJI AMA MADAXA DHAQAALAHA 4)XAJI MAHAMUUD IBRAAHIM & AHMED MUSE FALAAUG, XOGHAYN 5)CALI CAARSHE, XUBIN 6)ABDIRAXMAN DALMAR, XUBIN 7)YAASIIN ABDI DHUUB, XUBIN 8)SICIID ABDI DHEERE, XUBIN 9)SICIID ABDI CAMATIN, XUBIN 10)ISMAACIIL JAAMAC CIISE 11)AADAN GARAAD MAHAMED 12)IBRAHAHIN MUSE Kadib gudidu waxay gudagashay howlaha horyaala si ay wax uga qabato kala daad sanaata iyo tafaraaruqa iyo dhibaatooyin ka beesha dhexdeeda jira si looxaliyo. waxay ku baaqaysaa gudidu qodobadan hoos ku qoran. 1)waxaan ugu baaqaynaa jaaliyada beesha ugaadhyahayn ee reer London in ay ka soo qayb galaan shirweyne lagu ansaxinayo ama lagu dhisayo laguna tayaynayo gudida kor kuxusan wakhtiga iyo goobta shirka dib ayaan ka soo sheegaynaa, wixii faahfaahin ah oo ku saabsan shirka jaalida kala xidhiidha AADAN CALI DUCAALE(HAWADA). 2)Gudida waxay ugu baaqaysaa dhalinta iyo gabdhaha jaaliyada Beesha Ugaadhyahan in ay ka qayb qaataan abaabul ka iyo islaaxa beesha dhexdaada islamar kaana waa in ay samaystaan gudiyo hoosaadkooda kuwaas oo gudiga London ee kor kuxusan wadashaqayn layeelan doonta. 3)gudidu waxay ugu baaaqaysaa dhamaan jaaliyadaha beesha ugaadhyahan ee dunida dacalladeeda in ay samaystaan gudiyo ka midho dhalin kara waxna ka qaban kara caqabadaha horyaala noocay doonaanba ahaadeene. 4)Gudidu waxay soo dhawaynaysaa cidii reer SSC ah oo katalinaysa horumarka iyo islaaxa umada reer SSC. 5)Gudidu waxay soo dhaweynaysaa heshiiska iyo qodobada ay soo saareen Madaxda dhaqan ka reer SSC ay dhawaan soo saareen, kuna cadeeyeen in dhexdooda ka heshiiyeen. islaqodobkaa gudidu waxay u aragtaa talaabo wax ku ool ah oo farax galinaysa dad weynaha reer SSC iyo inta isku duubnida jecel. KU SOO HAGAAJI WXIII TALO IYO TUSMO AH WAXAA SOO GUDBIYAY QORAAL KAN XOGHAYAHA JAALIYADA LONDON AHMED MUSE EMAIL KAN NUURDHEEG@HOTMAIL.COM WABILAAHI TOWFIIQ [gallery columns="4" td_gallery_title_input="Jaaliyadaha UGS London" ids="4335,4336,4337,4338"]]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here