Gudoomiye Jawaari oo raisul wasaaraha ka dalbaday inuu dib u eego golaha Wasiirada (Akhriso)

0

Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si cad uga hor yimid golaha cusub ee wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay raisul wasaare Kheyre. Jawaari ayaa raisul wasaaraha u diray qoraal uu kaga dalbanayo inuu kaga laabto magacaabista golaha wasiirada ka hor inta aan la horgeynin baarlamanka si ay u ansixiyaan ama u diidaan. Qoraalka hoose ee guddoonka baarlamanku u diray raisul wasaaraha waxaa la socda qoraal kale oo xildhibaano 105 gaaraya u direen gudoonka kaasoo ay sheegayaan in raisul wasaaraha uu hareer maray nidaamka awood qeybsiga beelaha ee 4.5  Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here