Cali Khaliif oo khalkhalay sheegayna inuu xilkii ka qaaday Gudoomiye kuxigeenkii Barlamaanka Khaatumo

0

Garab ka mid ah garabyadii ay u kala jabtay kooxdii Cali Khaliif ayaa sheegay inay xilalkii ka qaadeen galabkii kale. Garabta uu Cali Khaliif hogaaminayey ayaa sheegaya inay Xilkii ka qaadeen Garabkii uu hogaaminayey gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Maamulka Khaatumo Yuusuf Mohamed Dirir( Shirtag). Talaabooyinkan naf la caariga ee uu Cali Ku kacayo ayaa muujinaya inuu burburay maamulkii Khaatumo ee uu sheegan jiray, iyadoo dad badani u aanaynayaan in Cali Gaaray heerkii Sirqowga oo ay luntay qaybo badan oo garashadiisii ka mid ah. Cali ayaa saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono gudi uu doonayo inay wadahadal la galaan Somaliland. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here