Guri ku yaalla degmada Xamar-jajab oo caawa bam lagu tuuray

0

Guri ku yaala degmada Xamar-Jajab ee magaalada Muqdisho ayaa goordhoweyd Bam lagu tuuray, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 3 qof. Guriga ayaa la sheegay Xiliga Bamka lagu tuuray inay joogeen dhalinyaro degaanka ah, iyadoo qaar kamid ah uu dhaawac ka soo gaaray. Ciidamada Ammaanka ayaa goobta gaaray, waxaana sameeyen Baaritaano, inkastoo aysan jirin cid ay falkaas usoo qabteen.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here