GUUD AHAAN GOOBIHII GANACSIGA EE BERBERA OO ALBAABADA LOO XIDHAY SIXIR BARARKA AWGII IYO CIIDAMO MAGAALADA GAAF WAREEGAAY+DAAWO SAWIRADA

0

Berbera(Goojacade.com)-Ciidamada Booliska Berbera Ayaa Gaaf Wareegaya Suuqyada Magaalada Berbera Iyaga Oo Gaadiid Gaashaaman Wata Waxa Kaloo Ay Ciidamadu Hortaagan Yihiin Bakhaaradii Sixir Bararka Awgii Loo Xidhay Iyaga Ganacsatadii Bakhaaradii Lahaa Na Udiidan Inay Warbaahinta Uga Waramaan sababta Keentay Inay Xarumohooda Ganacsi xidhaan. Waxa Kaloo Ilaalo Xoogan Ciidamada Boolisku Kahayaan Dhadhaqaaqa Bulshada Rayidka Ah Ee Berbera Iyaga Ka Baqe Qaba Mudaharaad La Xidhiidha Sixir Bararka. Waxase La Ogyahay in sababta kaliftay ina Guud ahaan Goobihii Gancsiga ee Berbera albaabada loo laabo ay la xidhiidho sixir bararka Maceeshada la quuto oo hawada isku shareeray iyo Qiimaha sarifka Lacagta Doolar oo Hawada maray iyo sidoo  kale Qiima dhac weyn oo kuyimi Lacagtii shilinka Somaliland iyo Xukumada oo tahli weyday inay Xakamayso Sarifka Lacagta Doolar oo boqolkii Dollar Madax la galay Hal Milyan(1000.000) oo shilin Somaliland ah halka uu hore u ahaan jiray 650.000

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here