Haweeney ilmaha yar madaxa ka jartay oo maxkamad lasoo taagay

0

Gulchekhra Bobokulova (38-jir) aheyd haweeney dhawaan la qabtay iyada oo madaxa ilmo saqiir ah oo lasoo jaray ku wirfineysa bartamaha magaalada Moqscow ayaa lasoo taagay maxkamad ku taal caasimadda dalka Ruuskha ee Moscow. Waxa ay qiratay in ay madaxa kasoo goysay ilmahan, waxayna sheegtay mar wax laga weydiiyay sababaha ku kalifay arrintan in ILAAHAY sida kusoo amray. Gulchekhra Bobokulova ayaa booyaas ka aheyd guriga uu saqiirkan ku noolaa, waxaana ay markii ay madaxa kasoo goysay ay dab soo qabad siisay gurigii. Booliska ayaa sheegay in haweeneydani ay maskaxda ka jiran tahay islamarkaana ay qabto cudurka loo yaqaan schizofren. DAAWO: https://youtu.be/a8AEXPqiOYg ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here