Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Oo Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa+Qorshaha Rasmiga ah ee Safarkiisa{Daawo Sawirro}.

0

  Madaxweynihi Kooxda Khaatumo Oo Habeenimada Xaleyto aheyd Uu Hoyday Degmada Ceynab Ee Gobolka Sool Ayaa Saaka Gelinki Hore Uga soo Anbabaxay Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa Iyada Oo Safarka Madaxweyne Khaatumo Ee Hargeysa Ay Mucjiso Filaanwa ah ku Noqotay Qurbajoogti&iyo Bulshaadi Mabda Khaatumo Jiritaankisa Aaminsaneyd, Cali Khaliif Galeydh Ayaa Safarkiisani Daarana Ka Dhoofitanka Magaalada Hargeysa oo uu uga kicitaami laha Dhankaas iyo Dalka DJibouti oo uu ka bilaabmi Laha Wada-hadaaladi Somaliland iyo Kooxdani iyadoo ay ku kaaliftay Safarkan Luugta ah ka dib Marki Maalinimadi Shaleyto aheyd Ay Ka Hor-istaag in uu ka dhoofo Buhoodle oo Ay Ku Sugneyd Diyaarad laga Leeyahay Dalka Ethiopia ayna ka Hor-istaagen Ciidamadi Uu Dhashay Degaanka Buhoodle Oo Muddo dheer oo ay iska Indhatirayeen Ku Baraarugay In ay Ku Gacan-ku heynti Degmada Buhoodle Gacmahoodi Ka Baaxday . Hogaamiye Cali Khaliif ayaa Indha-Garaadka ka soo jeeda Degaanada sool,Sanaag bari,Ceyn Ay Ogsoonayeen In Uu Yahay Muwaadin Aaminsan Fikrada Somali Kala Goynta oo ay Bah-wadaag ku Yihiin Maamulka Somaliland Balse Garaashadas indha-Garaadka Degaanku Lahaayen Waxaa Afduubay Dhallinyaro iyo Haween Jibahoodu ahaa in ay mar uun arkaan Maamul Uu Faadhista shirarka caalamiga ah oo Mataala Umadda Degaankaas.   Daawo Sawir:- Goojacade.com Hargeysa-Somaliland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here