Horjooge Cali Khaliif Galeydh Oo Waada Qorshe Uu Qaaba'ilada Wada Dega Buhoodle uu Khalkhaal Ugu Aaburi laha [Akhriso Qorshahaas]

0

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta soo gaadhay Waxgarad iyo Cuqaal Ka soo Kala Kicitimay Magaalooyinka Kalabadh Widh Widh, Ceegaag iyo Goljano Kuwaasi oo haatan Dhamaantood Iska soo Raacay Degmada Widh Widh oo Maalmahani ay Ku sugnaayeen Halkaasi oo ay Kulamo Kula Yeesheen Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr Cali Khaliif.

Waftigani Ayaana Wararka aanu Ka Helayno ay sheegayaa inay Kulamo La Qaadan Doonaa Beelaha Dega Buuhoodle Gaar ahaan Beesha Axmed Garaad Waxgaradkooda oo Waxgaradkani ay Ku Horayn Doonaan Maalinta Barito ah” Waxgaradkani Ayaana Dhinaca Kale Maanta Shirar Gooni Gooni ah La Qaatay Waxgaradka Kale.

Ilo Madaxbanaan oo aan Helay Ayaa ii Xaqiijiyey in Waftigani Ay Yihiin Kuwa u Socda Dhacdooyinkii Bishan Bilowdgeedii Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle iyo Arintii Iyana ka Dhacday Deegaanka Higlo Ka Dhacday Waxayna Kulamo La Qaadan Doonaan Waxgaradka Beesha Axmed Garaad oo Arimaha Deegaanka iyo Dan Amingaba ay Kala Hadli Doonaan.

             ”Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey iyo Cali Khaliif Galeydh ayaa Buhoodle ku Ciyaaraya,Ciyaaro  Siyaasadeed Kuwi uGu Adka iyada oo  Maalmahan fooda inagu soo Haysa aynu Arki Doono  Halka Ay Caga dhigaato Ciyaartas”.

Goojacade.com

Buhoodle-Somaliya

email:-Goojacadewebsite@gmail.com

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here