Inqilaab Itoobiya ka socda oo lagu dilay Madaxweynihii Kilinka Amhara iyo saraakiil sare

0
ethiopian army2

Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa cadeeyey in isku day Inqilaab lags dilay Madaxweynihii Kilinka Amharadda iyo saraakiil sarsare oo ciidamada Itoobiya ka tirsan.

Saraakiisha Dhimatay ayaa waxaa ka mid ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya, Chief of Staff General Saere Mekonnen, Dr. Ambachew Mekonnen and Mj. General Gezai Abera.

Raiisulwasaare Abiy ayaa sheegay in Inqilaabkii fashilmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here