ISIMADA DHULBAHANTE OO SHIR UGA FURMI DOONO DEGAANKA HIGLADA

0

Isimada Dhulbahante ayaa ilaa maanta ku sii qulqulayey Degaanka Higlada oo ka tirsan degmada Laascaanood. Isimada ayaa la filayaa inuu Berito Shir uga furmo degaankaas, kaas oo ay kaga arinsan doonaan xaaladihii ugu dambeeyey ee degaamada ku soo kordhay oo ay ugu horeyso heshiis laga biyo diiday oo ay wada galeen kooxda Khaatumo iyo Somaliland. Go’aamada Isimada ayaa la filayaa inay ka mid noqdaan diidmada Heshiiskii Adis Ababa, halka qaarna sheegayaa inuu jiro xidhiidh hoose oo u dhexeeya Isimada iyo Maxamuud Xaashi]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here