Isimada iyo Waxgaradka Khaatumo ayaa ku gacansaydhay habka loo qaybiyey xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi. DAAWO: https://youtu.be/W2YuJF_6Af8]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.