Isimadda SSC iyo Dr Cali Ciise Cabdi Kulan albaabadu u xidhan yihiin ku leh guriga Garaad Saleebaan ee Garoowe

0
Sida uu xaqiijiyey qof goobjooge ah Isimadda SSC iyo Dr Cali Ciise Cabdi ayaa caawa Kulan albaabadu u xidhan yihiin ku leh guriga Garaad Saleebaan Garaad Maxamed uu ka degan yahay Garoowe .

Kulanka ayaa la filayaa inuu ku saabsan yahay musharaxnimadda uu Cali Ciise ku doonayo inuu isugu sharaxo Madaxweynenimadda Puntland 2019.

Wax faahfaahina oo intaas dhaafsiisan kama soo bixin.

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here