Itoobiya oo dil lagu eedeeyay sharci daro ah oo boqol qof ka badan

0

Golaha xuquuqda bini’aadanka ayaa ku eedeeyay dowladda Itoobiya inay dil sharci daro ah ku samaysay in ka badan boqol qof waqtigii ay ka socdeen mudaaharaadka gobolka Oromia. Golaha xuquuqda bini’aadanka ayaa sheegay inay heleen cadayn xadgudub. Mudaaharaadka ayaa bilaabmay bishii November iyadoo looga soo horjeedo in magaalada Addisababa lagu sii balaariyo dhulka Oromia. Qorshaha ayaa la hakiyay Janaayo laakiin mudaaharaadka ayaa sii socday. Dowladda ayaa beenisay in xoog u isticmaashay dadka.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here