Jaaliyadaha Ugaadhyahan ee Imaaraadka Carabta oo Gudiyo doortay

0

Waxaa maanta oo sabti ah bishuna tahay 20/2/2016 qabsoomay shir ay ka soo qaybgaleen Jaaliyadaha Beesha Ugaadhyahan ee Imaaraadka Carabta. Falanqayn iyo hogo tusaaleyn dheer ka dib waxaa laysla gartay in loo baahanyahay inay lama huraan tahay in la qaado talaabooyin lagaga qayb qaadanayo baahiyaha degaamadii ka jira. Shirku wuxuu ku heshiiyey in la sameysto gudiyo ka shaqeeya hawlaha u yaal ee loo baahan yahay in la qabto oo ay ugu horeyso mideynta Beeshu. Gudigayada la doortay waxay kala yihiin. Cali Cumar Jaamac Wadaad Gudoomiye Sahra Cartan Cumar Gudoomiye ku xigeen Maxamed Jaamac Gudoomiyaha Maaliyada Farxiya Xasan Daarood Qasnaji ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here