Jaaliyadda Belgium “Tacsi Caaqil Askar Jama Yusuf Abdalle”

0

Anagoo ah jaaliyadda Belgium waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo qabiilkii uu ka geeriyooday Alle haw naxariistee caaqil Askar Jama Yusuf Abdalle. Waxaanu marxuunka ilaahay uga baryinaa jannadii fardawsa ehelkiisana samir iyo iimaan eebe kasiiyo, gaar ahaan waxaanu u tacsiyadayninaa Mohamoud Askar Jama. Aaamiin. Tacsida waxaa diraya xubnahan hoos ku qoran:- 1)Yusuf Garad Saleban Garad. 2)Abdirahman Jama Abdulle (orgiliqe ) 3)Jama Ali Abdi (aflaawe ) 4)Mohamoud Abdi warsame 5)Ibrahim Sa’eed Asayr (dhaydhame) 6)Salah Ali Artan 7)Abdi Kariim Qoordheere 8)Mohamou Hussein Ali (gaas) 9)Ahmed Awil Ateeye 10)Fu’aad Ismail Abdulle 11)Sh. Sa’eed Subagle 12)Mohamed Yusuf Garad 13)Sa’eed Warsame Du’ale 14)Ridwan Dubbad Noor (giije) 15)Hussein Khalif Jama (Dirir ) 16)Dubbad Khalif Jama (Dirir ) 17)Abdirashid Dirie Jama 18)Dahir Ahmed Liqe]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here