MUQDISHO, Gudoomiyaha golaha shacabka Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi cusub oo guddiyadii hore kala qayb qaadan doonta arimaha la xiriira anshaxa doorashada.
Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood waxa ku jira xubno ururadda bulshada iyo aqoon yahano ah.
Hoos ka akhriso qoraalka magacaabida:
]]>