Koore oo ku ciyaaray sumcadii dimuqraadiyada Somaliland

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Saleeban  Cali Koore Mudadii uu Wasaaradan  Joogay Wuxuu U Geystay xukuumada Somaliland Sumcad Xumo Dhanka Dimuqradiyada Isaga oo Xadhig iyo Hanjabado isugu Dara Warbaahinta Maxaaliga iyo Siyaasinta Madax banaan. 

Warbaahinta maxaliga ah oo ugu sanbaysay  Universal Tv iyo Saab Tv iyo Sidoo Kale siyaasiyiinta madaxa banaan oo Maalmihi ugu Danbeysay Xarunta CID Ee Hargeysa ugu Xidhan yahay Siyaasi Cismaan Qawdhan oo ka Mid ah Siyaasiyiinta Reer S S C.

Sumcaddii Somaliland ee lasoo dhisayey ilaa xukuumadii AUN Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal laguna tilmaami jiray “An Oasis of Peace and Stability in the Horn of Africa” ayaa wasiir koore muddo kooban ku burburiyay iyadoo adkaanaysa sida goleyaasha caalamka looga iibgeeyo mawqifkeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here