Kulaan Dhexmaray Xubno Ka Mid Ah Xildhibaanada S.S.C Ee Ka Tirsan DFS Iyo M.Farmaajo oo Khilaaf ku Soo Dhamaaday[Warbixin Xasaasi ah]

0

 Guud  Ee Wasaarada Haweenka  Iyo Xaquuqal Insaanka ee DFS  Mudane Deeq Suleymaan Yusuf Oo 27/5/2017 Digreeto Madaxweyne Loogu Soo Magaacabay. Xubnahaan  Xildhibaanada Ee Madaxweynaha La Kulmay ayaa Ilo-Wareedyadu Noo Xaaqijiyeen Tiradooda iyo Magacyadooda oo kala ah Xildhibaan Canab xasan Xilmi,xildhibaan Dauud Maxamed cumar iyo xildhibaan Axmed Maxamed Axmed[Dubeys] Iyaga Oo Qorshaha Ay kulaanka Maalinkaas Qabsoomay ay uu soo Qaban-qaabiyeen aheyd :-

  • Taalo Ka Siin Saamiga Shaqaalaha Rayidka Ee DFS ka heleen  Shacaabka Reer S.s.c
Madaxweyne Farmaajo ayaa Ku Mahaadiyey Qabanqaabinta Kulaankan Waalidnimo ay Soo Qabanqaabiyeen Isaga oo Sidoo kale Hooga Tuusaleyey Xubnahaan Madaasha Ku Sugna  Sidoo Kalena Ganaafka Ku Dhuftay  Qorshahihi Xildhibaan Ahaa Taalo Siinta Taaso uu Madaxweyne Cadeeyey In uusan ku Qanacsaneyn Qorshaha Mudaada uu Taalada Hayaana Tahay In Uu Shakhsigi Muwaadin ah Waxna Taari Kaara Bulshada Soomaaliyeed Ay Xaq Uu Leeyihiin In Ay Ku Soo Daraan Hay’adaha Dowlada . Kulaankan ayaa Ku Soo Dhamaaday Wejigabax xubnini Kulaankas Xaadiray ka Soo Raacay Madaasha  Iyada oo Bulshada Reer S.S.C Ogsoonyihiin xildhibaanadda Tiradoodu Dhantahay 10 Xubnood In Aan  lagu soo xulin rabitaanka dadka SSC iyo hab xalaal ah toona. Xildhibaanaddii kasoo jeeday degaankaas oo la rabay in ay xooga saaraan saamiga iyo heerka wasaaraddaha reer SSC xaqa u leeyihiin wax saamayn ah kuma lahayn arintan. Waayo waxaa kuraastan ka boobay reer Khaatumo oo Ogsoonyihiin Baadidood in siyaasiyiintii majeerteen ee kasoo jeeday Puntland (Cumar C/rashiid iyo Gaas) markii ololaha Doorashadda Madaxweynaha lagu jireyna wax waxtar ah uma geysan Farmaajo oo weliba qoys ahaan u tirsanayey waxyeelo mooyee, weliba waxay ahaayeen xildhibaanada ugu diidmada iyo hadalka xumaa markuu xildhibaanadda Soomaaliyeed taageerada codka weydiisanayey. Waxay sidii Adhigii Ahminka ahaa dulfadhiyeen nimankii majeerteen ee diyaaradda Puntland kaga qaatay, walow ay Xasan Shiikh iyo Shiikh Shiriifna lacago kaga cuneen codka oo dad dillaaliin ahi codkooda ka ganacsanayeen. Markii doorashadu dhacdayna waxay noqdeen wax wasiiro doonaya iyo wax tafaraaruqa. Markaa xildhibaanadaasi sidaasaanay wax weji iyo saamayn ah ugu yeelan in ay illaaliyaan Saamiga iyo heerka wasaaradda ee beesha SSC. Goojacade.com Muqdisho-Soomaaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here