DHEGEYSO LACAGAHA FAALSADA AH EE BOOSAASO LAGU DAABACO OO SICIR BARAR XOOG LEH KA ABUURAY PUNTLAND

0

Garoowe, Banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo sicir-barar baaxad leh oo ka dhacay degaamadda Puntland ayaa saaka ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda u ah Puntland. Dadka banaanbaxayey ayaa warbaahinta u sheegay in Dawladdu wax ka qaban weydey arimaha sicir-bararka oo mudoba ka taagnaa Gobolada Puntland hase yeshee mudooyinkii ugu danbeeyey cirka isku shareerayey. Sicir-bararkan oo arimaha keenay ay ugu waaweyn yihiin Lacaga Faalsada ah ee Dawladda Puntland ku daabacdo Boosaaso si toos ahna sariflayaasha loogaga bedesho Dolarka iyo abaarta iyo joojinta dhoofka xoolaha ayay dawladdu isku dayday in ay xal uga dhigto qiime loo gooyey sarifka Doolarka taas oo shaqayn weydey. Dhegeyso hadalka qaar ka mid ah banaanbaxayaasha Garoowe https://youtu.be/5u0QoI8yQfc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here