Libya Baarlamaanada iska soo horjeeda oo heshiis gaaray

0

Wakiilo ka kala socday labada barlamaan ee iska soo horjeeda ee dalka Libya ayaa gaaray heshiis bilow ah oo loogu tala galay xallinta qalaasaha siyaasadeed ee dalka. Shir ka dhacay magaalada Tunis ayaa barlamaanka caalamku aqoonsan yahay wuxuu bayaan la soo saaray barlamaanka kale ee golaha shacabka qaranka, waxayna ku sheegeen guul weyn. Arrintan heshiiskan ayaa waxaa looga gol leeyahay inuu horseedo dawlad mid ah oo dalku yeesho iyo laba sano gudahood in doorasho la qabto.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here