LIVE HD: Toos u daawo khudbadaha ay musharaxiinta u jeedinayaan BF

0

Muqdisho (goojacade.com) – Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka socota qeybta labaad ee dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo dhowr musharax ay maanta jeedin doonaan khudbadahooda.
Musharax waliba waxa uu haystaa fursad dhan 30-daqiiqo oo uu Baarlamaanka ugu soo bandhigi doono Ajandihiisa ku aadan waxqabadka uu la imaan doono, hadii xilka Madaxtinimada dalka uu ku guuleysto.
Musharraxiinta maanta khudbeyn doona ayaa kala ah: 1-Cabdinaasir Cabdulle Maxamed 2-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 3-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) 4-Cabdulaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees) 5-Cabulaahi Cali Xasan 6-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi 7-Cali Xaaji Warsame 8-Cabdulkhaadir Cosoble Cali Hoos ka daawo khudbadaha oo socda
Goojacade.com Xafiiska Muqdisho Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here