Maamulka G Banaadir oo shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Axmed Xasan Geedoow

0
Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Axmed Xasan Geedoow.

Warqad ka soo baxday Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Maaliyada ahna kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur ayaa shaqo joojintaasi loogu sameeyay gudoomiyaha .

Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Geedoow ayaa safar dhanka dibada ah ugu maqan dalka dibadiisa.

Shaqo joojintaaan lagu sameeyay gudoomiyaha Yaaqshid ayaa la xariirta arimo la xariirta musuq maasuq.

Wali Gudoomiyaha kama hadlin eedeeyntaasi loo jeediyay iyo shaqo joojinta lagu sameeyay.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado olole balaaran oo looga hortagayo musuq maasuqa.

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here