Maamulka Hawada Soomaaliya oo laga shaki qabo in shisheeye lagu wareejiyo

0

MUQDISHO- Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho. Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa ka mid ah dadka ka cabsi qaba in qorshaasi la saxiixo iyadoo laga faa’iideysanayo xilli kala guurka ee Soomaliya ay ku jirto. Dawladdii hore ee Soomaaliya ayay wararku sheegayaan in ay lug ku leedahay Arintan Wariyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka taleefanka ee Muqdisho kula xiriiray wuxuuna ugu horreyn weydiiyay, walaaca ay qabaan. Dhegeyso waraysiga maareyaha duulista iyo saadasha hawada Somaliya. https://av.voanews.com/clips/VSO/2017/02/14/8202d76a-ba25-4287-a627-35425e4e59d0.mp3]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here