Maayerkii Laascaanood oo xilkii laga qaaday iyo mid cusub oo la doortay

0

Waxaa goor dhoweyd Xilkii laga qaaday maayerkii Magaalada Laascaanood Md Cismaan Saleebaan Jaamac oo beryahanba la hadal hayey inuu socday olole xilka looga xayuubinayo. Waxaa Maayerk cusub loo magacaabay Cabdi Casiis Xuseen Taarwale. Xil ka qaadistan ayaa beryahanba lagu xamanayey inuu dabada ka waday Wasiir Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon).]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here