Madaxda FIFA oo shaqo joojin lagu sameeyey

0

Guddiga anshaxa ee FIFA ayaa shaqada ka joojiyay guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta adduunka, Sepp Blatter muddo 90-maalmood ah. Guddigu waxay kaloo shaqada ka fariisiyeen guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta ee Yurub, kana mid ahaa ku xigeenada FIFA, Michael Platini 90-maalmood. Xoghayaha FIFA Jerome Valcke oo hadda fasax ku maqan waxaa isagana shaqada laga joojiyay 90-maalmood. Guddoomiye kuxigeenka FIFA Mong-joon ayaa isagana hawsha laga fariisiyay muddo lix sano ah waxaana la ganaaxay lacag dhan (£67,000; $103,418).]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here