Madaxda iyo waxgaradka Khaatumo ee beesha Ugaadhyahan oo isaga baxay Shirka Balicad

0

Madaxda iyo waxgaradka Khaatumo ee beesha Ugaadhyahan ee ku sugnaa Balicad ayaa isaga baxay Shirka sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Khaatumo Col. Yusuf Shirtag. Ka bixidan ayuu ku macneeyey gudoomiyuhu in ay ka biyo diideen sida shirku u socdo. Isagoo sheegay in ay dib ka faahfaahin doonaaan sababta bixitaanka shirka. Daawo waraysiga https://youtu.be/Sbx9euX5YeI]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here