Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo maanta muqdisho u dhoofay

0

Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta u dhoofay Magaalada Muqdisho, si ay uga qaybgalaan shir looga hadlayo arrimaha doorashada Somalia ee 2016. Labada Madaxweyne oo ka soo kala duulay Gaalkacyo iyo Kismaayo ayaa waxaa safarkooda ku weheliyey wasiiro iyo xildhibaano maamuladooda ka tirsan. Wufuud ka socota maamullada Koonfur Galbeed Somalia iyo Galmudug ayaa iyaguna la qorsheynayaa inay tagaan magalada Muqdishu.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here