Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Dib Ugu Guryo Noqday Magaalada Buhoodle.

0

Madaxweynihii Maamulka  khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa dib ugu laabtay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn halkaa oo maalmaha soo socda kulamo kula yeelan doono Masuuliyiinta Maamulkiisa Ee Ku  Sugan Magaalada Buhoodle. Madaxweyne Prof Cali khaliif Galeydh Wuxuu Horaanta Sanaadi 2016  Wadahadaal la Galay Maamulka Somaliland Iyada oo Tan iyo Doorashadi Qabsoontay 13 November 2017 uu Ku Sugna Magaalada Hargeysa . Goojacade News Buhoodle-Soomaaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here