Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Maalinimada Beri ah Uu Safri Doona Mid Ka Mid ah Gobolada Somaliland

0

Saleeban Axmed Guleed . Wafdiga  Madaxweyne Galeydh ayaa Maalinimada Beri ah Loo Saameyn Doono Soo Dhaweyn Muug Weyn Iyada oo Mudane Galeydh Ay Ugu Danbeysay Magaalada Boorama Sanaadi  1991 markaaso ay aheyd Asaaski maamulki Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliya oo Haatan La Baxay Maamulka Somaliland. Wafdiga madaxweyne Galeydh ayaa Labaadi maalmod ee Ugu Danbeysay Ku Sugna Magaalada Hargeysa oo ay Kulaamo Joogta kula lahaayen madaxda Sare ee Somaliland,siyaasiyiinta iyo Haldoorka Reer Somaliland Iyada oo sidoo kale Gardaadinayey  Kooxo Jahwareersiyaasadeed ku Dhacay Oo  ka soo jeeda Gobolada  S.S.C oo Danti Guud ku Ilaaway Dano Gaar aheyd . Goojacade.com Hargeysa-Somaliland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here