Madaxweynaha Puntland Gaas iyo wefti uu hogaaminayo oo Kismaanyo u ambabaxay

0

Madaxwaynaha dawladda puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas & wafdi oo hagaaminayo oo ka kooban golayaasha Dawlada ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland. Maadxwaynaha iyo Wafdigiisa ayaa Kismaayo uga qaybgalaya xaflada Caleemosaarka Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe oo loo caleemo saarayo madaxwaynaha Jubbaland 4 Sano ee soo socota. Caleemo saarka Masuuliyiin kala duwan ayaa ka qaybgalaya waxaana ka mid ah madaxda ugu saraysa Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya & kuwa dawladgoboleedyada.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here