Madaxweynaha Puntland oo maanta la filayo inuu Garowe dib ugu laabto

0

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta la filayaa iuu dib ugu soo laabto Puntland, kadib markii uu soo gabagabeeyeen safarkii uu ku joogeen dalka Emaratka carabta. Gaas ayaa madaxda isutaga Carabta kala hadlay kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha Puntland iyo sidii loo dardargelin lahaa ganacsiga iyo xidhiidhka wanaagsan ee Puntland kala dhaxeeya wadamadaasi. Qaban qaabo balaaran oo lagusoo dhoweynayo madaxweynaha ayaa haatan ka socota magaalada Garowe, iyadoo madaxweynuhu sidoo kale soo afmeeray socdaalkii gobolka Mudug haatan uu si rasmi ugu soo guryo noqdonayo caasimadda Piuntland.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here