alka iyo Jinsiyadaha ee Puntland waxaa loo magacaabay Cabdikariim Maxamed Faarax.
Agaasimaha waaxda maamulka ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Puntland waxaa loo magacaabay Haashim Axmed Cabaas.
Agaasimaha waaxda amniga ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Puntland waxaa loo magacaabay Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi.
Goojacade.com
Garowe-Somaliya
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
]]>