Madaxweyne Adama Barrow oo lugu soo dhaweeyay dalkiisa Gambia

0

 Muqsdisho (Goojacade nesws) Madaxweynaha cusub ee Gambia,Adama Barrow ayaa dib ugu laabtay dalkiisa,halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Dadweyne badan ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimadda Banjul,wuxuuna halka u tagay si uu ula wareego xukunka madaxweynaha,toddobadkii hore ayaana lugu dhaariyay dalka Senegal.

Hoggaamiyeyaasha galbeedka Afrika ayaa ka dambeeyay inuu si nabad ah Barrow ugu laabto dalkiisa,markii madaxweynihii ka horreeyay oo muddo diidana inuu xilka wareejiyo,balse cadaadis la saaray uga baxay dalkaas.

Sawiro ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here