MADAXWEYNE DENI OO KA TACSIYEEYAY DADKII KU DHINTAY QARIXII MUQDISHO

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii arxan darada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. 

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here