Madaxweyne Farmaajo oo xeer Madaxweyne ku soo saaray shaqo ka fariisinta Hantidhowraha

0

Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa xeer madaxweyne ka soo saaray shaqo ka fariisiska hanti dhowraha qaranka Dr Nur Jimcaale Faarax oo shalay golaha wasiirada xilka ka qaadeen balse uu Hantidhowraha uu diiday.

Hanti dhowraha qaranka oo ilaaladiisa ay dileen wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Siraaji ayaa aqbalay xeerka Madaxweyne ee xilka loogaga qaaday. Goojacade.com Muqdisho-Soomaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here