Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran uu hogaaminayo ayaa maalinimada Beri ah Ka soo degi doona Magaalada Bosaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntland . Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa safarkaan kaga soo Kicitamay Magaalada Madaxda Dalka Soomaliya ee Muqdisho oo Dhaawanahaba ay ku sugnaayen isaga iyo Golayaashi kala duwaan ee Dowlada Iyaga oo Kaga qeybgalay Caleemasarki Madaxweynaha Dowlada Soomaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo. Socdaalka Tiraada Badan ee Degaanadfa Puntland Uga Baxaayo Madaxweyne Gaas ayaa ku soo aadaya xilli xaalad adag oo amni darro iyo abaaro isugu jira ay ka taaganyihiin deegaanada Puntland, taasoo xukuumadda uu hogaamiyo mudane Gaas ku fashilantay inay wax ka qabato. Goojacade.com Bosaso-Soomaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>