Wafdi uu hogaminayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdweli Maxamad Cali Gaas ayaa galabta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari. Dhawaan ayaa ciidamada Puntland waxay degmada kala wareegeen maleeshiyo sheegatay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ka taliya qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Syria. Madaxwynaha Puntland ayaa safar dhinaca badda ah oo qaatay saddex saacadood ku tagay magaalada, si uu u soo eego xaaladda magaalada kulamana uu ula yeesho saraakiisha ciidamada.]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.