Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shaqadii ka joojiyay Taliyaha Booliiska

0

Madaxweyne Gaas ayaa dhowr jeer oo hore difaacay shaqada Ereg kadib markii lagu eedeeyay inuu is-daba marin ku hayo howlaha ciidankaas. Ereg ayaa taliyaha ciidamada Booliiska laga dhigay markii shaqada laga cayriyay Cabdirasaaq Afgaduud kasoo dib u habayn ku sameeyay ciidamada mudadii uu xafiiska joogay, balse shaqadiisa ku waayay gacan ka hadal dhexmaray isaga iyo Afdalow oo markii ugu dambeysay ahaa taliyaha qaybta booliiska gobolka Mudug. Majirto ilaa hadda wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Taliye Ereg oo ku aadan sida uu u arko shaqo fariisinta lagu sameeyay.   Goojacade.com Garowe-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here